Hanti dhowraha Qaranka oo joojiyay heshiisyada ay galayaan Hay’adaha Dowladda

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Qoraaka Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka kasoo baxay ayaa lagu amray in aysan gali karin wax heshiis ah.