AKHRISO: Kalfadhiga Baarlamnanka 11-aad oo furmay iyo qodobada looga hadlaayo

Waxaa goor dhow furmay Baarlamnanka 11-aad Kalfadhigiisa 1aad, Kulankiisa 1aad

Ajendaha Kulanka Maanta ayaa ah:

1-Furitaanka aayadaha Quranka Kariimka

2-Ansixinta Ajendaha

3-Dhaarinta Xildhibaano

4-Hadal-jeedinta Guddoomiyaha KMG ah Xil.Cabdisalaam Axmed Liibaan

5-Qeybinta Dastuurka

6-Qeybinta Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka BJFS7-Qeybinta habraac kumeel gaar ah ee kala guurka Baarlamanka 10-aad iyo baarlamanka 11aad iyo xeer hoosaadka u gaar ah doorashooyinka Guddomiyaha Golaha Shacabka Iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaliya iyo Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya