
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxes goordhow ka bilaabatay doorashada kursiga Hop#004, kaas oo ay ku tartamayaan ilaa 5 Musharraf.
Kursigaan ayaa dhowrkii Sano we la soo dhaafay waxaa ku fadhiyay Maxamed Xasan Qoone oo meesha laga saaray, waxaana qorshuhu ahaa in doorashada dhacdo Gelinkii hore ee saaka balse uu baajiyay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.
Doorashada kursiga Hope#004 ayaa musharrixiinta ku tartamaya waxaa ay kala yihiin.
1 Cabdinaasir Xaaji Shirwac
2 Cabdiraxmaan Daahir Cisman
3 Faarax Salaad Dharaar
4 Maxamed Maxamud Cabdulle
5 Bilan Bile Maxamud



