Garowe-RisaalaFM- Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka hadlay go’aankii heshiiska Madasha Wadatashiga Qaran ee la horgeeyay xubnaha xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo guddi gaar ah u xilsaaray si ay usoo turxaan bixiyaan.
Maamulka Puntland ayaa war ka soo saartay fara gelinta baarlamaanka dowladda Soomaaliya sida la sheegay ku sameeyay hanaanka doorashooyinka 2016 iyo Dastuurka dowladda Soomaaliya.
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAR SAXAAFADDEEDKA




