Qarax dhawaqiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Dabka wadada aada dhanka Bakaaraha sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa nooca dhajiska ah ee lagu xiro Gawaarida raaxadda ah.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net


