6 Ciyaartoyda Liverpool Ah Oo Kusoo Baxay Shaxda Isku Darka Reds v Man United

Liverpool iyo Manchester United ayaa habeen dambe ku kulmi doonaa kulan katirsan Horyaalka Inigiriiska.

Haddaba waxaa laso saaray shaxda isku darka labada koox ka hor kulankooda.

Liverpool ayaa martigelin doona kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United kooxda Merseyside ayaa rajeyneysa inay sii wadato qaabka wanaagsan oo ay ku bilowday xilli ciyaareedkan, halka Manchester United ay dooneyso in ay kusoo laabato wadad guusha.

Labada kooxood waxay leeyihiin xiddigaha ugu fiican Horyaalka waqtigaan, haddaba shaxda labada koox marka la isku daro yaa kusoo baxay.

Shaxda isku darka hoos ka aqrisoiiii