Sheekh Shariif oo ka Digay qorshaha DF ay uga hortageyso Itoobiya

Madaxwaynihii hore ee Sooomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax aan wanaagsaneyn ku tilmaamay  sida ay Dawlada Federaalka Soomaaliya  u wajaheyso Faragelinta Itoobiya ay  ku heyso Soomaaliya  iyo sida ay uga hortageyso ka dib warsaxaafadeed uu soo saaray .