Sheekh Aadan Madoobe oo Gudi Magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa magacaabay guddi warbixin kasoo diyaariya doodihii dhowaan Xildhibaanada golaha Shacabka ka yeesheen dhismaha hay’adaha madaxa banaan ee aan miisaaniyadda laheyn.