Qoorqoor oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha maamulka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Xasan Cabdullaahi Cali u magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud.