Shuruudaha laga rabo Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo la shaaciyey

Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS ayaa goordhow waxaa soo bandhigay guddiga isku dhafka ah ee qaban qaabada qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.