Natiijada ay kala heleen Musharraxiinta Wareegga koowaad iyo Musharraxiinta gudbay

Doorashad guddoonka  Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka socota magaalada Muqdisho,  waxaana hadda la isla aaday Wareeggii labaad.

Musharraxiinta ayaa Wareegga koowaad kala helay:

Xasan Cabdi Nuur 98
Sheikh Aadan Madoobe 74
Cabdullaahi Aadan black 33
Aadan Saransoor 23
Shariif maxamed Cabdalla 13
C/rashiid Xidig 6
Xildhibaan Saadiq 5

Waxaa Wareega Labaad u gudbay Afarta ugu Sareyso oo kala ah Aadan madoobe, Xasan Cabdinuur, Cabdullaahi Black & Aadan Saroor.