Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabeelle oo hakisay doorashada Kursiga 135

Wasaarada arimaha Gudaha Hirshabelle ayaa sheegtay inaan habraac sax ah loo marin odoyaasha kursigga sumadiisa tahay HOP135.