Qaali Cali Shire oo Xildhibaan loo doortay

Waxaa caawa Magaalada lagu qabtay kursi ka mid ah golaha Shacabka, waxaana  musharaxiinta u taagan kursiga HOP060 ay kala ahaayeen.

1-Ayaan Xasan Xuseen (Wacan)
2-Hodan Cabdi Shire
3-Ubax Tahliil
4-Qaali Shire

Doorashada oo aheyd mid xiiso badan, islamarkaana si wanaagsan loogu tartamaday waxaa ku guuleysatay Qaali Cali Shire