Shirkii golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay Ra’iisulwasaare Rooble, madaxda dowlada goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hadda ka socda Muqdisho.
Shirkaan ayaa looga hadlayaa xaaladda dalka iyo Arrimaha Doorashooyinka, iyadoo lagu dhamaystirayo qodobadii la isku hayay ee dooda ugu badan ka taagnayd.
Dhammaan Madaxda maamulada ayaa Shirka ku sugan iyadoona diirada lagu saari doono Arrimaha Ammaanka iyo doorashooyinka.
Madaxda ayaa lagu waddaa ayaa sii amba qaadi doonaan doodaha Shirka.



