Odayaasha Dhaqanka soo xulaya Ergada dooraneysa 5 kursi oo la soo bandhigay

Guddiga Maamulayada Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta Shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee soo xulaya 5 kamid ah kuraasta Gobolada Waqooyi ku leegihiin Golaha Shacabka.

Kuraasta ay Odayaasha iyo Bulshada Rayidka u soo xuli doonaan Ergada dooraneysa ayaa waxaa ay kala yihiin:

1: Hop214 oo uu hadda ku fadhiyo Dir Cilmi Maxamuud Nuur

2: Hop 244  oo Afartii sano ee la soo dhaafay uu ku fadhiyay Saciid Maxamed Maxamuud

3: Hop 037 oo ay ku fadhiso Hudo Axmed Cali

4: HoP 257 oo uu ku fadhiyo Cabdalla Xaaji Cali Axmed

5: Hop260  oo ay ku fadhiso Faadumo Odawaa Raage

Magacyada Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Ergada dooraneysa 5 kamid ah kuraasta Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa waxaa ay kala yihiin.