Kooxda Norwich City oo ceyrisay tababaraheedii

Kooxda Norwich City ayaa shaqada ka ceyrisay Macalinkii kooxdaas Stev Sacked’ kadib guul darooyin is xig xiga oo koodaas soo gaaray.

Sacked, ayaa Norwich City guushii ugu horeysay farta ka saaray’ balse iyagana boorsadiisa ayey farta ka saareen.

Xilli ciyaareedka oo aan wali kala-bar gaarin ayay kooxaha Ingiriisku bilaabeen inay shaqada ka cayriyaan tababareyaasha, waxaana hore loo ogaa in kooxaha Premier League ee Tottenham, Newcastle United iyo Watford ay macallimiintoodii eryeen.