Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa si la yaab leh u amaanay uguna mahad celiyay taageerayaasha Arsenal kuwaas oo ku oriyay laba jeer intii lagu jiray guuldaradii chelsea
Taageerayaasha Gunners ayaa ku oriyay tababare Mikel Arteta dhamaadkii qaybtii hore iyo qaybtii dambe kadib markii kooxda ay goolal ka dhaliyeen xiddigaha Romelu Lukaku iyo Reece James.
Dhinaca kale Taageerayaasha Arsenal ayaa Weerar ku qaaday gaariga Tababare Mikel Arteta, hayeeshee ilaa iyo hadda uusan u muujin caro ballaaran.



