Ciyaaryahan Ronald oo dib ugu laabanaya Kooxdiisii hore

Weeraryahanka Juventus ee Ronaldo ayaa lagu waramayaa in uu doonayo in uu mar kale dib ula midoobo kooxdiisii hore ee Real waxaan xogtaan laga helay ilo ku dhaw

Xiddigaan shanta jeer haystay abaal marinta kubadda dahabka ayaysan qarsooneyn in u doonayo in kooxdaas ka huleelo mana jirto weli go`aan dhab ah oo uu ka qaatay mustaqbalkiisa.

Ciyarayahan Ronaldo ayaa taageerayaal farabadan ku dhex leh Kubadda Cagta, waxaana uu doonayaa in uu dib ugu laabto Kooxdiisii hore ee Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain.