Banaanbax ka socda Magaalada Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi uu ka socdo banaanbax ballaaran oo ay dhigayaan Bulshada Magaalada.

Dadka oo isugu soo baxay wadooyinka Xaafada Xaawa-Taako ee Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay kasoo horjeedaan dad ay sheegeen in ay biyaha Wabiga furan si uu u fataho.

Sidoo Kale dadka banaanbaxayaasha ah ayaa waxaa ay ku dhawaawayan erayo ay kamid yihiin doonimeyno dad Biyaha soo furaya oo lacag doona ah iyo Erayo kale, iyaga oo socod ku maraya wadooyinka xaafada doonimeyno Mayarka Baladweyne Nadar tabaax malin Xaawa-Taako ee Magaalada Beledweyne

Warraka kusoo kordha banaanbaxa kala socda www.radio risaala.com