DAAWO:- Musharax Daahir Geelle” Waa in dulmilowga la iska qabtaa”

Musharax Daahir Maxamuud Geelle ahna Afhayeenka Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo ismari-waaga weli ka taagan doorashada Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay Musharax Daahir Geelle in dulmiloowga la qabto oo dulmiga laga celiyo ay ka sahlan tahay kana caddaalad badan tahay in qofka la dulminaayo dulqaado la faro.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Musharax Daahir Geelle