Dowladda oo faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1122

o Laga Helay: 117
o Banadir: 83
o Somaliland: 32
o Jubaland: 2

o Lab: 73
o Dhedig: 44

o Dhimasho: 7 (Banadir:4, Somaliland:3)
o Bogsashada: 36

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,438
Bogsashada Guud: 4,004
Dhimashada Guud: 307