Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay Kiisaskii ugu dambeeyay Cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha ee Soomaaliya.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,966

o Laga Helay: 280
o Puntland: 133 (Natiijada Baaritanno lasameeyay hal usbuuc)
o Banadir: 96
o Somaliland: 27
o Koonfurgalbeed: 14
o Jubaland: 10

o Lab: 177
o Dhedig: 103

o Dhimasho: 8 (Banadir:3, Puntland:2, Koonfurgalbeed:2, Somaliland:1)
o Bogsashada: 36

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,321
Bogsashada Guud: 3,968
Dhimashada Guud: 302