SAWIRO:-Guddoomiyaha Shabeellaha Dhexe oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Jowhar

Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha  Dhexe  Axmed Mayre Makaraan  ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula yeeshay Saraakiisha Ciidamad xoogga dalka iyo kuwa maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad.

Guddoomiyaha gobolka ayaa Guddoonka Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo xeer ilaaliyaha Maxkamada ka codsaday inay Xafiis ka furtaan Magaalada Jowhar ee Caasimada Hir-Shabeellesi Sshaqada Maxkamada jowhar uga bilaabato .

Ugu dambeyn guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa faray  inee Amniga si wadajir ah uga wada Shaqeeyaan Saraakiisha qeybahooda kala duwan.