Atletico Madrid oo qarka u saaran la wareegitaanka Moussa Dembele

Atletico Madrid ayaa qarka u saaran inay lasoo saxiixato Moussa Dembele kaas oo ay kala soo wareegeyso Lyon si ay bedel uga dhigto Diego Costa.
Warar dheeraad ah ayaa tilmaamaya in Lyon ay aqbashay amaahdii ugu horeysay
Atletico ayaana ciyaaryahankaan ku iibsan karto M 35M haddii uu anfaco
Dembele.
Mid ka mid ah weeraryahanada ugu dhameystiran iyo kuwa hibada u leh kubada cagta adduunka.