Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.
Madaxweynaha ka codsan doona xildhibaanada golaha in ay ansixiyaan ra’iisul wasaaraha cusub si uu u guto shaqooyinka loo igmaday.
Agendaha kulanka ayaa ah
- Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS
- U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban.



