Wasiiru dowlihii Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Hir-Shabeelle Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame ayaa xalay dabley hubeysan ay ku dileen Magaalada Jowhar, xilli uu kasoo baxay Masaajid uu ku dukadday Salaadda Cishaha.
Alle ha u naxariistee Nuur Xaashi Warsame ayaa Saddex Todobaad ka hor Wareysi uu siiyay Risaala Tv waxaa uu sharaxaad ka bixiyay khilaaf xilligaas ka dhex-jiray guddoonka Baalamaanka Hir-Shabeelle.
Halkan Ka Daawo Wareysiga Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Dinta & Awqaafta Hir-Shabeelle



