Dhageyso:-Dood ka taagan heshiiskii doorasho ee Dhuusamareeb (WARBIXIN)

Waxaa weli ay dood ka taagan tahay heshiiskii doorashada ay dhawaan ku gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,kadib shir ay yeesheen  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada, Galmudug, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Heshiiskaas ayaa siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada qaarkood waxaa ay sheegeen in nooca doorashada ay madaxda qaateen uu yahay mid aan xilligaan ku habeeneyn, isla markaana ay muhiim aheyd in wadatashi dheer laga galo maadaama lagu guda jiro xilli kala-guur ah.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin iyo Wariye Shukri Caabi Cabdi.