Hoos u dhac xoogan ayaa laga dareemayaa howlaha Kalluumeysiga Xeebaha dalka Soomaaliya, taas oo keentay in uu sarakaco qiimaha lagu Iibiyo Kalluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho.
Saddexdii Bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Xeebaah Soomaaliya kajiray dabeylo xoogan,taas oo hoos u dhigtay dadka ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya, waxaana Kalluumeysatada ay sheegeen in maalmahan ay joojiyeen howlaha Kalluumeysiga.
Halka Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Cali Xasan Cali