Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare

SAWIR HORE ARDAY GALEYSAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa shaaciyay Jadwalka Imtixaanka dugsiyadda Sare ee dalka oo dhawaan bilaaban doonna.

Imtixaanka wuxuu dhici doonaa Sabti 18 Luuliyo 2020

Waxaa sidoo kale lagu sheegay Warbixinta Wasaradda waxbarashada sidii in Imtixaanka Ammaankiisa la adkeyn doono.