Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 48 Kiis oo ah Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

09 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 48
> Benadir: 19
> Somaliland: 17
> Puntland: 8
> Galmudug: 2
> Hirshabelle: 2

> Lab: 34
> Dhedig: 14
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,416
> Bogsashada Guud: 489
> Dhimashada Guud: 85