Allaha u Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Aasay Meydka Wariye Saciid Yuusuf Cali oo kamid ahaa Wariyeyaasha ka howlgalayay Magaalada Muqdisho,kaas oo xalay la dilay.
Xaliima Xiirey Kulmiye ayuu ka dhashay Dilka Weriye Saciid Yuusuf,iyada iyo Dirir dhex-martay Ninka dilka geystay,waxaana ay la sheekeysay sida ay wax u dhaceen.



