Wararkii ugu dambeeyey xaalada Caafimaad ee Boris Johnson

10 Downing Street handout photo of Prime Minister Boris Johnson clapping outside 11 Downing Street in London to salute local heroes during Thursday's nationwide Clap for Carers NHS initiative to applaud NHS workers fighting the coronavirus pandemic. Issue date: Thursday April 2, 2020. See PA story HEALTH Coronavirus. Photo credit should read: Pippa Fowles/Crown Copyright/10 Downing Street/PA WireNOTE TO EDITORS: This handout photo may only be used in for editorial reporting purposes for the contemporaneous illustration of events, things or the people in the image or facts mentioned in the caption. Reuse of the picture may require further permission from the copyright holder.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku jira maalintii labaad daryeel,isaga oo ku jira  Qolka ICU-da ee la dhigo dadka Bukaanada daran ah. Waxa uu dareemayaa hadda deganaasho kadib markii lagu taageeray ogsijiin si uu u neefsado.

Johnson, oo laga helay cudurka Covid19 ku dhawaad laba toddobaad ka hor, iyadoo loo qaaday isbitaalka St Thomas ee ku yaal bartamaha London, madaama uu dareemayey qandho daran iyo qufac, laakiin xaaladdiisa ayaa ka sii dartay saacado kadib oo waxaa loo wareejiyay qaybta daryeelka degdegga ah.

55 Sano jirkan ah hoggaamiyaha Ingiriiska ayaa ayaa dalkiisa waxa uu wajahayaa halista cudurkan Safmareenka ah, iyadoo xukuumadiisa ay qaaday tallaabooyin lagu xakameynayo Cudurkan.