DAAWO:-Muqayiliinta Muqdisho Maxay ku badasheen Qaadkii la joojiyey?(Warbixin)

 

Labadii maalmood ee la soo dhaafey inta badan Soomaaliya ma imaan jaad(Qaadkii) la keeni jirey,kadib markii Dowladda Soomaaliya ay hakisey duulimaadyadii Caalamiga ahaa sababo la xiriira ka hortaga Caabuqa Coronavirus.

Hadaba dad badan ayaa si Maalinle ah u isticmaali jirey qaadka balse waxaa taasi bedelay inay aad u cunaan raashinka Daawo Warbixin uu ka diyaariyey Wariye Maxamed Bootaan Yuusuf.

Muqayiliinta Muqdisho Maxay ku badasheen Qaadkii la joojiyey?.Waxaa Warbixintaan noo diyaariyey: Maxamed Bootaan Yuusuf

Posted by Risaala Media Corporation on Monday, 23 March 2020