Cabdifitaax Cabdi Xaaji oo Maqalka Naafo ka ah waxaa u furan Goob uu dadka Timaha uga jaro,dad u badan dhalinyaro ayaa ku xiran Goobtiisa oo uu timaha u jaraa,isaga oo qoyskiisa ka biila.
Wariye Maxamed Bootaan Yuusuf ayaa ka diyaariyey Warbixintaan ee Hoos Ka Daawo.