Cawad ayaa sheegay in kadib hadalladii kululaa ee ay is-weydaarsadeen in hadda labada dhinac ay isku afgarteen in xiisadda la qaboojiyo.
Cawad ayaa sidoo kale sheegay in madaxweyne Farmaajo uu booqn doono Kenya, islamarkaana safarkaas iminka laga shaqeynayo.



