Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Wasiir Cawad oo ka hadlay xiisadda Somalia & Kenya

Cawad ayaa sheegay in kadib hadalladii kululaa ee ay is-weydaarsadeen in hadda labada dhinac ay isku afgarteen in xiisadda la qaboojiyo.

Cawad ayaa sidoo kale sheegay in madaxweyne Farmaajo uu booqn doono Kenya, islamarkaana safarkaas iminka laga shaqeynayo.

Exit mobile version