(FALANQEYN) Maxaa laga filan karaa kulanka Caawa ee Real Madrid & Barcelona?

Maxaa laga filayaa Kulanka sida weyn loo sugayo ee El Clasico? Kooxdee awoodda sare yeelan Karta Real Madrid vs Barcelona? Maxuuse kusoo dhamaan karaa Kulanka Caawa ka dhici doona Bernabeu Stadium?.

Hoos Ka Daawo Falanqeynta Ciyaarta Caawa iyo Wariye Xasan cabdi Axmed.