12 Xildhibaan oo Xasaanadda laga qaaday

Xildhibaanada Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalkaasi Itoobiya ayaa 12 xildhibaan xasaanadda kala noqday kaddib markii ay yeesheen kulan.

Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay ku tunteen xuquuqda aadanaha iyo inay geysteen falal musuq maasuq ah.

Waxaana kamid ah mas’uuliyiinta xasaanadda laga qaaday afhayeenkii hore ee baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida Maxamed Rashiid Isaaq iyo madaxweynihii kumeel gaarka ahaa ee xilka kaga dambeeyay Cabdi Maxamuud Cumar.

Ahmed Abdi (ilka case)

MARWO Sucaad ahmed Faarah

Mohamed Rashiid Isaaq.

Marwo Fartuun.

Mohamoud Heeryo.

Marwo Ayaan Gulaandhe.

Abdi Mahad.

Khadar Dheere.

Abdi Haliim.

Marwo Maajida.

Xildhibaan Miig.

Marwo Nasra Hassan.