Yaa kusoo baxay doorashada ka socota Cadaado?

Wasiirka Kuxigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa kusoo baxay doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado.

C/shakuur Cali Mire ayaa waxaa la tartamayay C/risaaq Cali Jaamac.

C/shakuur Cali Mire ayaa helay Codad Gaaraya 49 cod.

Halka C/risaaq Cali Jaamac uu helay 2 cod