Xubnaha Xisbiga Dan Qaran oo maanta doortay hoggaamiye KMG ah

Xubnaha Xisbiga Dan Qaran ayaa maanta Danjire Daahir Gelle u doortay hoggaamiye KMG ah oo noqon doona musharraxa xiabiga doorashada 2020/2021.