Xubin ka tirsan Alshabaab oo la qabtay

Ciidanka Xogga dalka ayaa gacanta ku dhigay Xubin ka Tirsan Alshabaab .

Xubinta la qabtay ayaa lagu magaxaabaa Mcagiisu waa Cabdullahi Macalin Cusmaan    waxa uu mudda Laba sano ah ka tirsanaa  Alshabaab Buur dhuubo ayuu kaga biiray waxa uuna ka qayb galay dagaalo dhowr ah oo lagu jebiyay maleeshiyada.

Waxa uu ka tirsanaa jabhada, marka uu u adkeysa waayay culeys iyo Baahiyaha ka Jira gudaha Alshabaab waxa uu qorsheystay inuu isaga tago dhexdooda.

Mudda todobaad ah ayuu ku jiray howdka u dhexeya ceel-garas oo galgaduud ka Tirsan iyo deeganka Nuur dugle oo shabelaha dhexe ka tirsan ciidankuna ay ku qabteen Alshabaab .