Xildhibaan Cali Guure Maxamed oo ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay Kismaayo ayaa Beeniyay in maanta laga soo tarxiilay Kismaayo.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in aysan jirin Mooshin uu ka waddo Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Jubbaland.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale tilmaamay in uu Sharciga la tiigsan doono kuwa beenta ka faafiyay.
Maanta Qaar ka mid ah Warbaahinta waxa ay sheegeen in xildhibaanka laga soo masaafuriyay Kismaayo ka dib markii uu Amar ku bixiyay Madaxweynaha jubbaland.


