Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ku dhawaaqay inuu is casilay

Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Qorsheynta C/rashiid Jire Qalinle ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, isagoo Qoraalka is casilaadiisa u gudbiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.
C/rashiid Qalinle oo saaxiib dhow la ah Axmed Madoobe ayaa Qoraalkiisa si weyn ugu weerarray dowladda Xasan Sheekh, wuxuuna soo bandhigay sababaha keenay inuu isa casilo.. Qoraalka hoose ka akhriso