Wasiiradii u dhowaa Farmaajo oo lagu helay musuq maasuq & baaris lagu billaabay (Warbixin)

Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble kuna dhowaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa lagu helay arrimo la xiriira musuq maasuq.

Wasiirada ayaa qaarkood Shaqa joojin lagu sameeyay halka qaarkood Xeer ilaalinta dalka ay baaris ku billowday.

Halkan ka Daawo Warbixinta Warkaan.