Wasiirada maaliyada ee ururka G-20 ee wadamada hogaamiya dhaqaalaha adduunka ayaa ku kulansan Shanghai iyagoo isku sidii ay ula tacaali lahayeen hoos u dhaca dhaqaalaha ee la odorasay.
Wasiirka maaliyada ee Shiinaha Lou Jiwei ayaa sheegay in shiinahu ay maareyn karaan hoos u dhaca dhaqaalaha .G-20 Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Shiinaha ayaa sheegay inay lacag badan isticmaali doonan si dhaqaalahu u koro


