Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 3,205

o Laga Helay: 194

o Banadir: 65

o Puntland: 60

o Somaliland: 29

o Galmudug: 21

o Jubaland: 18

o Koonfur Galbeed: 1

o Lab: 95

o Dhedig: 99

o Bogsashada: 74

o Dhimasho: 15

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,210

Bogsashada Guud: 8,286

Dhimashada Guud: 953