Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,208

o Laga Helay: 92

o Banadir: 40

o Puntland: 26

o Somaliland: 20

o Galmudug: 3

o Jubaland: 3

o Lab: 41

o Dhedig: 51

o Bogsashada: 77

o Dhimasho: 10(Banadir:8, Somaliland:2)

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,302

Bogsashada Guud: 8,363

Dhimashada Guud: 963