Wareeg labaad oo loo gudbayo doorashada Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Aqalka Sare

Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka Sare, waxaana wareega koowaad ku tartamay ilaa 7 Musharrax.

Wareega koowaad ayaa waxa ku haray ilaa Saddex musharrax, kuwaas oo kala ah Senoter Cabdi Cusmaan Xareed,  Senoter Cabdiweli Maxamed Ibraahim (Xaabsade) &  Sen. Sareedo Maxamed Xasan Jeyte..

Wareega labaad ee doorashada oo loo gudbayo ayaa waxaa ku tartami doona Afarta Musharrax ee halay codadka ugu badan, kuwaas oo iyana kala ah.

waxaana codadka ay u kala heleen

1: Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) 16

2: Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag). 12

3: Senator Ilyaas Badel Gaboose. 7

4: Senoter Xasan Xuseen Xaaji 5

Waxaa Halaabay 2 Cod