Wararkii ugu dambeeyay doorashada Aqalka Sare ee Hir-Shabeelle

Caawa ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Jowhar lagu qabto doorashada mid kamid ah kuraasta Aqalka Sare ku matalaya dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

Doorashadaan ayaa waxaa ku tartami doona Saddex musharax, iyada oo kursigaan xubno kamid ah kuwa u sharaxan oo Muqdisho Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ay sheegeen in doorashada ka socota Jowhar ay tahay mid cadaalad tahay, walow la xaliyay.

Musharixiinta kursiga Caawa doorashadiisa ay ka dhaceyso Magaalada Jowhar oo Sadsex gaaraya ayaa waxaa ay kala yihiin.