Goobaha codbixinta ee gobollada qaarkood ayaa la soo xirayaa, waxaana soo baxaya natiijooyin hordhaca ah.
Dadka codeynayay ayaa muujiyay sida ay u diidan yihiin hab dhaqanka musharrixiinta, waxaan su’aallaha la weydiiyay ka mid ahaa
Ma ku dhibtaa sida uu Donadl ula dhaqmo haweenka?
71% waxay ku jawaabeen “Haa”
28% waxay ku jawaabeen “Maya”
Sidoo kale waxaa la weydiiyay ma ku dhibtay sida ay Hillary Clinton u maareysay nidaamka emaillada?
62% waxay ku jawaabeen “Haa”
37% waxay ku jawaabeen “Maya”


